Golaha cusub ee Wasiirada Somalia oo la dhaariyey ka dib ansixintii Baarlamanka

Inta badan xubnaha cusub ee golaha Wasiirada xukuumada Somalia ayaa goor dhow loo dhaariyey xilalka loo magacaabay. Dhaarta golaha wasiirada ayaa ka dhacday xarunta Villa Hargeysa ayaa timid ka dib markii xildhibaanada golaha shacabka ay codka kalsoonida siiyeen xukuumada cusub. Gudoonka golaha shacabka ayaa faray gudoomiyaha Maxkamada sare inuu dhaariyo wasiirada cusub ee Xukuumada. Xildhibaanada … Continue reading Golaha cusub ee Wasiirada Somalia oo la dhaariyey ka dib ansixintii Baarlamanka